Home · Contact Me · Qur'aanul Kariim · Nala soo xiriir · Tafsiirka Qur'aanka Sheekh Cumar Faaruuq · Chat January 28 2012 19:51:24
DHAGEYSO BBC SOMALI
BBC SOMALI 07:00
BBC SOMALI 11:00
BBC SOMALI 14:00
BBC SOMALI 18:00
DHAGEYSO VOA SOMALI
VOA SOMALI 16:00
VOA SOMALI 19:00
VOA SOMALI 20:00
Somali Links
AFTAHAN
ALSOMALI.COM
BARTANAHA
CEELBUURONLINE
CAYAARAHA
CADAALADA
DADKA.NET
DALKANEWS
DAYNIILE
DULMANE
GOOBJOOG
HILINKATOOSAN
HOBYO.NET
HILLAAC.NET
HIIRAAN
WDJH
Users Online
Guests Online: 1
No Members Online

Registered Members: 6
Newest Member: alexan
FIKRADAHA DADKA
FIKRADIHII UGU DAMBEEYEY
There is no content for this panel yet
CAAY LAMA OGOLA
There is no content for this panel yet
sheydaankii shabab o jabay
Nairobi  07.08.2011(wdjh.org) waraka ka imaanaya caasimada jubadda hose e kismaayo ayaa tibaaxaya  in shaydaamo badan o ka tirsan shabab  lagu arkaayey ayagoo carar  ah magaalada ksimaayo iyo nawaaxigeeda, hadaba  jabka iyo halaaga  ay muteesatay khawaarijta  qarnigan ay  aheed mid  horey looga  sii faalooday ,
Gudoomiyaha o Nasiib daro ku tilmaamay abaaraha jubada hose

Denmark 17.07.2011(wdjh.org) Abaraha iyo  colaadaha weli ka taagan gud  ahan dalka gaar ahaana  gobolda jubada hose iyo jubadda sare ayaa waxa uu ku tilmaamay Gudoomiyaha ururka wdjh ekismayo mid  nasib daro  ah , gudoomiyaha oo la hadlaayey dadka degaanka jubada hose ka so wada jeedo , ayaa waxa uu eedeynta  arintaas  oo dusha uga  tuuray qabqablaayasha  diinta  e  alshabab kuwaas oo cuno qabateen saaray labadas  gobol

Abaarah Deganka jubada hose ya u maqan

GuboKibir 16.07.2011(wdjh.org) Ayadoo ay wadanka  guud ahaan ay ku habsadeen abaaro dad samee ah ayna sabab u tahay   dagaalada iyo jahwareerka  xaga  diinta salka ku hayso ayaa waxa  abarahaas kol walba ku baaba'a dadka ka soo jedo degaanada  jubadda hoose  iyo jubadda sare (bay iyo bakool)

Dagaal beledka jubada hose o laga digey
Kulbiyow 19.03.2011(wdjh.org) xog hoose oo ku aadan abaabul beeleed ka socda  degaanka jubadda hoose  ayaa waxa si aad  ah loogu digey abaabul dagaal beeleedkaas ka soo cusboonaaday degaanka jubadda hoose , abaabul beeleedkaas oo ay horboodayaan sida  caanka  ah dad degaanka aan ka soo jeedin
Dagaalada ku fod leh jubadda hose o laga digey

Sanguuni 06.03.2011(wdjh.org)  waaxda amniga e ururka wdjh ekismaayo ayaa ka digey dagaalo lagu hoobto o ka  dhaca degaanka waamo, hadaba dagaaladaas  ayaa lagu wadaa in ay ku hardamaan dowlada dhexe e somaliya iyo dagaal oogayaasha  shababka lagu magacaabo.

Dagalada Gobolka jubadda hose o laga digey
Nairobi 26.02.2011(wdjh.org) waaxda warbaahinta ururka wdjh ekismaayo ayaa waxa aya la xiriirtey Gudoomiye ku xigeenka ururka wdjh ekismaayo Drs jowro ayaa waxa ay si aad  ah uga  deigtey dagaalada si dheeraaday oo soo noqnoqday in ay aafo aan dhamaanin ku noqdeen jiritaanka umadda somalida  , gaar ahaan kuwa degaana jubadda hose
Gudomiyaha o ka Digey qirshe an sax aheen
London 21.02.2011(wdjh.org)
Gudoomiyaha ururka wdjh eksiamyo Mr cabdiyare ayaa ka Digey  in ay wali sii socdan , qorshe dadka degaanka lagu kala qeyb qeybinaayo , gudoomiyaha ayaa  hadaba  xalay la hadlay dadka deegaanka , kol ay kulan ku qabteen warsidayaasha ururka wdjh ekismayo ay ku leeyahiin internetka, gudoomiyaha 
QOFWALBA UMUUQA ANIGASE ISKA KEEY QARI
Juxaa ayaa loo doonay gabar ay meel wada daganaayeen si loogu guuriyo , 
Inkastoo uusan isagu gabadha horay u arag hadana waxaa loo  sheegay inay quruxbadan tahay oo ay qancin doonto  ayna noqon doonto midii uu muddoba raadinayay.

Habeenkii markii loo soo galbiyay oo loo keenay gurigii ayaa juxa wuxuu arkay in gabadhu ay fool-xumo  ku goobatay.

MOUNT ARAFAT: Nearly 3 million Muslims performing the annual Haj pilgrimage in the Kingdom climbed their way up Mount Arafat on Monday, chanting that they have come to answer God’s call.

MOUNT ARAFAT: Nearly 3 million Muslims performing the annual Haj pilgrimage in the Kingdom climbed their way up Mount Arafat on Monday, chanting that they have come to answer God’s call.

The white-robed pilgrims began their ascent at the crack of dawn, covering the Mountain of Mercy at Arafat in an endless sea of white as their chants, "Labbaik Allahumma Labbaik” (O God, here I am answering Your call), reverberated overhead.

The climb at Arafat is one of the cornerstones of the pilgrimage, which is required from every able-bodied Muslim at least once in their life time. It’s the site where Prophet Muhammad (peace be upon him) delivered his farewell sermon and Muslims believe on this day the doors of heavens open to answer prayers and grant forgiveness.

Xaaji dhagool ahaa oo 20-Sano ka dib dhagihiisa helay (MUCJISO).

xaaji dhagaha u furmayXaaji Soomaliyeed oo haatan ku sugan Xaramka ayaa maqalkiisii iyo hadalkiisii dib u helay kadib markii uu dhagool ahaa mudo 20 sano ah. Oo uu dadka tilmaan un kula hadlayay.

Xaaji Cali C/raxmaan Shariif, oo kamida xujayda Soomaliyeed ee ka soo xajisay Dalka Ingiriiska sanadkan, ayay u suurta gashay Alle Qadartiis in uu hello maqalkiisii iyo in uu awood u yeesho in uu hadli karo kadib markii uu dawaafay, cabayna biyaha ZamZam-ka.

Somalia wars leave Kenya camps bursting
The number of people living in the world’s largest refugee camp in Kenya has grown to nearly 300,000.

Dadaab, about 50 miles from the east African county’s border with Somalia is the biggest refugee complex in the world, ...
Page 1 of 24 1 2 3 4 > >>
HOOS KA DAAWO LIVE UNIVERSAL TV
HOOS KA DAAWO LIVE ALJAZEERA
Daawo Aljazeera English Live
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.